Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
miyaa
Qurub weyddimeed
Qurub tilmaamaya in ay su'aali saaran tahay ereyga ama weerta uu weheliyo.
Tusaale
“Wiilasha miyaa yimid?”
“Miyuu Cali yimid?”
“Miyuusan Cali imaanayn?”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: miyaaso
Magac dheddig
2: miyelooma
Magac lab
3: miyi
Magac lab
4: miyid
Magac faleed dheddig
5: miyir
Magac lab
6: miyir-beel-gaaban
Magac lab
7: miyirbeel
Magac lab
8: miyirbeelid
Magac faleed dheddig