Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
dembaab
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dembaab
1
Magac lab
Dembi. ld dambaab¹, denbaab¹.
dembaab
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dambi falid. ld dambaab², denbaab².
Is-rogga falkan
-bay, -btay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: dembaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
2: dembaabid
Magac faleed dheddig
3: dembaabin
Magac faleed dheddig
4: dembaabsii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
5: dembaabsiin
Magac dheddig
6: dembaaji
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: dembaajin
Magac dheddig
8: dembi
Magac lab