rakooc
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rakooc1
Magac labMadax in yar hoos u liicinta qof sameeyo hurdo darteed. ld rakoocid.
rakooc2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMuddo yar hurdo darteed madaxa hoos in yar u liicin (qof).
Is-rogga falkan
-cay, -cday
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-cay, -cday