Qaamuusle LogoQaamuusle

kormeere

Magac lab
1
Qof ay hawshiisu tahay inuu wax soo kormeero. kana
2
Askari darajadiisu ka korreysa saddex alifle hooseysa xiddigle.
Wadarta Magacan

-rayaal, m.l/dh