kor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kor1
Magac lab1
Meel sare; dul.
2
Wada jirka xubnaha nafleyda, madax, gacmo, lugo iwm; oogo; jir.
kor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Nafley markii fil ku kordhaba weynaan iyo dherer yeelasho.
2
Meel sare lug ku fuulid ama wax dusha ka fuulid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay