kormeer
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
kormeer1
Magac labBaaris iyo ka warqabid hawl iwm socodkooda iyo baahidooda.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
kormeer2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHawl iwm socodkooda u kuurgelid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-rro, m.dh
-ray, -rtay