Qaamuusle LogoQaamuusle

kalatag

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kalatag1
Magac lab
Kala guuridda ay kala guuraan dad wada noolaa khilaaf awgiis. ld kalategid.
kalatag2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax wada joogay ama meel ku wada dhaqmayey qaarba doc aadid.
2
Nin iyo naag is qabey is furid.
Is-rogga falkan

-gay, -gtay; -tegi