Qaamuusle LogoQaamuusle

kufkuf

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

kufkuf1
Magac lab
Dhicdhicidda qof tabar yari la dhacdhaco
kufkuf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Tabar darro awgeed dhicdhicid (nafley)
Is-rogga falkan

-fay, -ftay