Qaamuusle LogoQaamuusle

naqtiin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

naqtiin1
Magac lab
1
Dib u so bilaabidda quraan, duruus iwm oo hore loo dhammeeyey.
2
N. ah: qof dhammeeyey quraan, duruus iwm oo mar labaad soo bilaaba. ld naqtiimo.
naqtiin2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qur'aan la dhammeeyay mar labaad ku noqosho.
Is-rogga falkan

-imay, -intay