Qaamuusle LogoQaamuusle

fajaas

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fajaas1
Magac lab
1
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
2
la midka ah (ld):
fajaasid
ld fujaas¹
fajaas2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Qalab bir ah oo af leh wax ku faasid. ld fujaas².
Is-rogga falkan

-say, -stay