marriin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
marriin1
Magac lab1
Dharka haweenka.
2
Daliig midab leh oo maro marsan.
3
Qalab haweenku isku qurxin darteed u gashadaan.
4
la midka ah (ld):
mariimid
marriin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Qof haween ah dhar ay xirato u gadid.
2
Maro daliig midab leh ku qurxin.
3
Maro, darin iwm midabbo u yeelid.
Is-rogga falkan
-iimay, -iintay; -iimi