xannib
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
xannib1
Magac labDhib; cadaadis; kadeed. ld xannibaad, xannibad.
xannib2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Cid xayiraad u geysasho.
2
Dhibid; cadaadin; kadaadin.
Is-rogga falkan
-bay, -btay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-bay, -btay