Qaamuusle LogoQaamuusle

fahmajab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

fahmajab1
Magac lab
Dareenka ku dhaca qof wax weyn filanaayey oo waayey; niyadjab, qalbijab.
fahmajab2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof wax uu u hanweynaa waayey raallinnimodarro dareemid.
Is-rogga falkan

-bay, -btay; -jebi