Qaamuusle LogoQaamuusle

boqon

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

boqon1
Magac lab
Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

boqon2
Magac dheddig
Seedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.
Wadarta Magacan

-qno, m.l

boqon3
Magac dheddigCilmiga-naflayd
Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul yaalla xood. Tusaale ahaan, xarriijinta isku xirta laba barood oo ku yaalla meeriska goobada waa b..
Wadarta Magacan

-qno, m.l