booyaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
booyaan1
Magac lab1
Hadal badan oo aan duluc lahayn.
2
la midka ah (ld):
booyaamid
booyaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadHadal badan oo aan duluc lahayn ku hadlid.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay, -aami
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-aamay, -aantay, -aami