maggow
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
maggow1
Magac lab1
Marka ibaha candhada xoolaha caanuhu ku soo istaagaan.
2
la midka ah (ld):
maggaabid
maggow2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadHoore aad u cantuugid.
Is-rogga falkan
-gaabay,-bowday; -gaabi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-gaabay,-bowday; -gaabi