qorisaar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
qorisaar1
Magac lab1
Dedidda dhis iwm lagu dedo qoryo, alwaax iwm.
2
Saaridda la saaro daydka, xabaasha, ood, qori iwm. ld qorisaarid.
qorisaar2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Dhismo iwm qori ku dedid.
2
Xabaal, ood, qori iwm ah saarid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay