khatalan
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
khatalan1
Magac labIsmoodsiin iyo malahabaabid cid ku dhacda.
khatalan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadWax ismoodsiis iyo malahabow ku dhacay noqosho.
Is-rogga falkan
-lmay, -lantay; -lmi
khatalan3
Fal magudbe, isrogrogga 4aadWax la khatalay ahaansho.
Is-rogga falkan
-lnaa, -lnayd