Qaamuusle LogoQaamuusle

sacab

Magac lab
1
Gacanta dhankeeda hoose iyo faraha.
2
Sacabbada oo layskusaddexaad dhufto.
3
Cayaar jaan iyo sacab leh oo habeenkii la cayaaro.
Wadarta Magacan

-bbo, m.dh