fool
4 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fool1
Magac lab1
Weji.
2
Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood.
3
Jiko.
4
Toos; horay.
Wadarta Magacan
-lal, m.l
fool2
Magac dheddigDareen xanuun leh oo dheddigga qabta marka ay umulayaan.
fool3
Magac dheddigDaawoQabashooyin isku xig xiga oo dhallaan iyo mandheer uga soo baxaan ilma-sidaha naag xaamilad ah.
fool4
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Ka f.: dhibaato iwm ka gudbid.
2
Ka f.: karti dheeraad ah cid kaga rayn.
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay