foolcarar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
foolcarar1
Magac labNaasley foolanaysa oo xanuun la luntay. ld foolcararid.
foolcarar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNaasley xanuun la cararid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay