fooldhaq
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
fooldhaq1
Magac lab1
F. ah: biyo yar oo wejiga lagu dhaqo.
2
la midka ah (ld):
fooldhiqid
fooldhaq2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadU f.: cid wejiga u dhaqid.
Is-rogga falkan
-qay, -qday; -dhiqi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-qay, -qday; -dhiqi