Qaamuusle LogoQaamuusle

sallax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

sallax1
Magac lab
Dhagax fidsan oo siib ah.
Wadarta Magacan

-xyo, m.dh

sallax2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax sidii la rabay u diyaarin si hawl loogu qabsado.
Is-rogga falkan

-xay, -xday; -lixi