Qaamuusle LogoQaamuusle

rable

Magac lab
1
la midka ah (ld):
rablayn
Bood-boodidda nafleydu samayso iyada oo hadba meel kale tageysa
2
Tidic waaweyn oo timaha haweenka lagu sameeyo.