rabaqaad
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
rabaqaad1
Magac labRatibaadda ama horsiimaynta kutirsaneyaasha urur.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh
rabaqaad2
Magac labXisaabRatibaad kasta oo kutirsaneyaasha urur la siinayo horsiimo huban. Summadda nP, waxay u taagantahay tirada raabaqaad n shey oo markiiba la qaato r shey sida; 5P3 waa tirada raabaqaad 5 shey oo markiiba la qaatay 3 shey.
Wadarta Magacan
-dyo, m.dh