Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
macruuf
Magac lab
1
Ixsaan; wanaag; samafal.
2
(-fyo/-caariif, m.dh) M. ah: qof aad loo yaqaan, caan.
3
la midka ah (ld):
macriifo
Xiriir aan saaxiibnimo gaarsiisnayn oo cid ka dhexeysa
Ereyo kale oo u soo dhow
1: mac
Magac dheddig
2: macaadin
Magac dheddig wadar
3: macaahado
Magac dheddig
4: macaahid
Magac dheddig wadar
5: macaamil
Magac lab
6: macaamilo
Magac lab
7: macaamiloo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: macaamilood
Magac lab