Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
xidid ciriirshe
Magac lab
Daawo
Dawo keenta in xididdada dhiigga ay isku rooraanoo ay ciriirshaan socodka dhiigga.
Wadarta Magacan
-shayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: xiddaayad
Magac dheddig
2: xiddayn
Magac faleed dheddig
3: xiddaysad
Magac lab
4: xiddaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: xiddaysasho
Magac faleed dheddig
6: xiddaysi
Magac lab
7: xiddaysnaan
Magac faleed dheddig
8: xiddaysnaansho
Magac lab ama dheddig