matag
3 Qaab ayuu ereygan leeyahay
matag1
Magac labla midka ah (ld):
mantag¹
matag2
Magac labDaawoWixii caloosha ku jiray oo afka si xoog ah uga soo baxa, waxaana keena fal aan loo talin.
matag3
Fal gudbe, isrogrogga 1aadla midka ah (ld):
mantag²
Is-rogga falkan
-gay, -gtay