Qaamuusle LogoQaamuusle

salleelli

Magac lab
1
Qof nacas ah oo aad u garasho yar naacoo.
2
S. ah: wan ama orgi la xiniinyo baxshay ama la tumay.