Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
intifaac
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
intifaac
1
Magac lab
1
Waxtar.
2
la midka ah (ld):
intifaacid
intifaac
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.
Is-rogga falkan
-cay, -cday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: inta
Falkaabe
2: intalbi
Magac lab
3: intee
Erey weyddimeed
4: intifaacid
Magac faleed dheddig
5: intifaacsad
Magac lab
6: intifaacsasho
Magac faleed dheddig
7: intifaacso
Fal gudbe, isrogrogga 3aad
8: intihayn
Magac dheddig