Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aslaaxi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
Nabad ka a.: heshiisiin.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aslaax
Magac dheddig
2: aslaaxid
Magac faleed dheddig
3: aslaaxin
Magac faleed dheddig
4: aslaaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: aslaaxsanaan
Magac faleed dheddig
6: aslaaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: aslan
Falkaabe
8: aslanaan
Magac faleed dheddig