Qaamuusle LogoQaamuusle

ababi

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Ubad xoolaad daaq barid.
2
Ku a.: dhallaan dad, aqoon, dhaqan iwm barid. ld abaabi.
Is-rogga falkan

-iyay, -isay