abaabul
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
abaabul1
Magac labla midka ah (ld):
abaabulid
abaabul2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadSi hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin.
Is-rogga falkan
-ulay, -ushay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ulay, -ushay