Qaamuusle LogoQaamuusle

aslaax

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

aslaax1
Magac dheddig
1
Beer lagu dhaqmo.
2
la midka ah (ld):
aslaaxid
aslaax2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Hagaajin; dhul in wax lagu beero u diyaarin.
2
(f.mg) Nabad ka a.: nabad dhax dhigid.
Is-rogga falkan

-xay, -xday