dayri
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Aabbe, ilmo uu ka quustay guriga ka cayrin.
2
(f.g) Nin, xaaskiisa, caruurtiisa iwm dhaqaale darrayn.
3
(f.mg) U d.: cid wax ay doonaysay, iyadoo marmarsiinyo been ah loo sheegayo in aan wax loo heli karayn u sheegid.
Is-rogga falkan
-iyay, -isay