Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
isgoo
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid.
2
(f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.
Is-rogga falkan
-ooyay, -ooysay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: isgaarsii
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
2: isgaarsiin
Magac faleed dheddig
3: isgarabdhig
Magac lab
4: isgarabdhigid
Magac faleed dheddig
5: isgarabtaag
Magac lab
6: isgarabtaagid
Magac faleed dheddig
7: isgiriirixi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad
8: isgiriirixin
Magac faleed dheddig