Qaamuusle LogoQaamuusle

day

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
Indho, wax dhankooda u jeedin.
2
Isku d.: wax isku tijaabin.
Is-rogga falkan

dayay/deyay, dayday