dawar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dawar1
Magac labla midka ah (ld):
dawarid
dawar2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Baryo iyo yabooh u wareegid.
2
(f.g) Markab ama doon washirid.
3
(f.mg) Markab ama doon leexin. ld dewer².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay