Qaamuusle LogoQaamuusle

dawggal

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

dawggal1
Magac lab
1
la midka ah (ld):
dawggelid
Gabbashada wax la gaadayo meel loogu gabbado
2
D. ah: arrin iwm oo maangal ah.
dawggal2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g)U d.: wax la gaadayo meel ugu gabbasho.
2
(f.mg) Ugu d.: cid dhibaato gaartay wax u eersasho.
Is-rogga falkan

-alay, -ashay; -geli