midabtakoor
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
midabtakoor1
Magac lab1
(fals.) Falsafad xun oo dadka midab midab u kala soocda oo isku dirta intà gun iyo gob ka kala dhigta.
2
(siyaa.) Hab siyaasadeed oo lagaga dhaqmi jiray koonfur Afrika, kaasoo dadka lagu kala soocoyo sharci ku dhisan midabtakoor. ld midabfaquuq¹.
midabtakoor2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadCid midabkeeda ku faquuqid. ld midabfaquuq².
Is-rogga falkan
-ray, -rtay