Qaamuusle LogoQaamuusle

midiidin

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

midiidin1
Magac lab
Qof la nool cid uu u shaqeeyo oo aan wax abaalmarin ah lahayn; aadeege; khaaddin. ld madiidin¹.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

midiidin2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
1
Hawl si aad ah u barasho.
Tusaale
Cali hawshii buu midiidimay.
2
Weel la culay aad u catireyn. ld madiidin².
Is-rogga falkan

-imay, -intay; -imi