Qaamuusle LogoQaamuusle

midabside

Magac labBaayoloji
Walax midab leh, sida: mayogolobiin oo ah nooc ka mid ah himogolobiin lagana helo unugyada muruqa, iyo kolorokurooriin oo ah midabside neefsasho oo ka kooban bir laga helo dhiigga qaar ka mid ah faylamka analiida.
Wadarta Magacan

-dayaal, m.l/dh