Qaamuusle LogoQaamuusle

bidhaan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bidhaan1
Magac lab
1
Muqaal meel fog laga arko.
2
Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa.
3
la midka ah (ld):
bidhaamid
Wadarta Magacan

-aamo, m.l

bidhaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax meel fog ka muuqasho.
2
Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.
Is-rogga falkan

-aamay, -aantay