Qaamuusle LogoQaamuusle

midow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

midow1
Magac lab
1
Mid noqosho (dad).
2
la midka ah (ld):
midoobid
midow2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Wax kala firirsanaan mid noqosho.
Is-rogga falkan

-oobay, -owday; -oobi