Qaamuusle LogoQaamuusle

qabiili

Magac lab
1
Qof qabyaaladda aad u daneeya oo ku dhaqma.
2
Qof qabiil tiro badan ka dhashay.
Wadarta Magacan

-iyo/-iyiin, m.dh