dhaaf
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Meel ama wax weydaarasho ama gudbid.
2
(f.g) Wax faraha ka qaadid; deyn.
3
(f.mg) Ku dh.: wax sida ay yihiin u deyn.
4
(f.mg) Ku dh.: cid wax ammaano ahaan ugu dhiibasho.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay