aftir
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aftir1
Magac labCad maro ah ama warqad afka lagu tirto.
Wadarta Magacan
-rro, m.dh
aftir2
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad1
(f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya).
2
(f.mg) Qof af u tirid.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay