illin
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
illin1
Magac labMeesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
Wadarta Magacan
-mmo/-nno, m.dh
illin2
Magac dheddig1
(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo.
2
la midka ah (ld):
illis
eeg illi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-mmo/-nno, m.dh