aftax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aftax1
Magac labFasax aan caadi ahayn oo ardayda dugsiga quraanka la siiyo.
aftax2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadFasax aan caadi ahayn siin (arday dugsi quraan).
Is-rogga falkan
-xay, -xday; -tixi
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-xay, -xday; -tixi