Qaamuusle LogoQaamuusle

illow

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

illow1
Magac lab
Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
illow2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
Is-rogga falkan

-laabay/-loobay, -lowday; -laawi/-loobi